Rugta Ganacsiga Soomaaliyed oo isku dayday in dekeda Xamar laga fasaxo bur dhacay

Guddoonka Rugta ganacsiga Soomaliyeed ayaa dedaal xoogan ugu jira in la soo fasaxo bur dhacay oo todobaadyo ka hor laga soo dejiyey dekeda weyn ee magaalada Muqdisho. Burkan oo ku jira illaa todoba kontainar ayaa waxaa gacanta ku dhigtay heyadda tayo dhowrka Soomaaliyeed oo u xilsaaran hubinta badqabka badeecadaha la soo gelinayo dalka sida cuntada, … Continue reading Rugta Ganacsiga Soomaaliyed oo isku dayday in dekeda Xamar laga fasaxo bur dhacay